PodcastsTechnologyAbdijaliil Show

Abdijaliil Show

Abdijaliil Osman
Abdijaliil Show
Latest episode

3 episodes

  • Abdijaliil Show

    Waxaan Bartay Allah, Noloshayduna Way Isbeddeshay~Sheekh Cabdibaasid

    13/1/2026 | 2h 24 mins.

    Waxaan Bartay Allah, Noloshayduna Way Isbeddeshay~Sheekh Cabdibaasid.Rabbi

  • Abdijaliil Show

    Fahamka Caalamka: Shiinaha, Ruushka & Isbeddelka Dunida — Awoodaha Hagaya Mustaqbalka Adduunka

    12/1/2026 | 2h 12 mins.

    𝐅𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 – 𝐆𝐞𝐨𝐩𝐨𝐥𝐢𝐭𝐢𝐜𝐬 & 𝐗𝐚𝐝𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧Taarikhda iyo xadaaradda Shiinaha si koobanSidee Shiinuhu uga soo baxay qarnigii dulaysiga una noqday awoodda labaad ee dunida?Waa maxay falsafadda ku qotonta xadaaradda Shiinaha?Doorka uu Shiinuhu ku leeyahay juquraafiga siyaasadeed ee dunida maanta𝐅𝐚𝐡𝐦𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐞𝐨𝐩𝐨𝐥𝐢𝐭𝐢𝐜𝐬: 𝐑𝐮𝐮𝐬𝐡𝐤𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐆𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚Taarikhda Ruushka si koobanMaxaa Ruushka mar walba kahor keena Reer Galbeedka?Maxaa sababay dagaalka Ruushka & Ukraine?Xidhiidhka Shiinaha iyo Ruushka.Sidee Putin u fekeraa?𝐈𝐬𝐛𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐃𝐮𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 Dunidu maanta halkee ku socotaa?Sidee ayay isbadalka dunidu inoogu saameysay doontaa?Arrinta Somaliland iyo ictiraafka Netanyahu: maxaa sababay, ujeeddadiisuna maxay tahay?Abraham Accords – maxaan ka naqaan?Somaliland ma heli doontaa ictiraaf caalami ah?Maxay Imaaraadku Qeyb ugu yihiin xasad walbo oo Gobalka ka taagan?Isbarbardhigga maamuladii kala duwanaa ee SoomaaliyaMaxaa ka dhexeeya Soomaalida iyo Yemen ee dagaalladu u wada saameeyaan?Mustaqbalka Soomaaliya 10-ka sano ee soo socda𝐆𝐮𝐧𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝:Maxaa la gudboon jiilka maanta jooga dunidan isbeddelaysa?

  • Abdijaliil Show

    Fahamka Caalamka: Yuhuudda, IDF & Sirdoonka Israel – Loollanka Qarsoon ee Turkiga

    11/1/2026 | 1h 55 mins.

    Fahamka Caalamka – Indho Taariikh & Geopolitics.Mukhtar Xuseen Maxamed (Mukhtar Qoransay)— nin aan inta badan warbaahinta ka muuqan, balse si dhab ah looga yaqaan goobaha go’aamada waaweyn lagu gaaro.Waxa uu horay usoo noqday qorshe-dajiye (strategist) ka tirsan Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA), isaga oo ka mid ahaa 3-da qof ee ugu sarreeyay hay’addaas dhanka go’aan-qaadashada.Barnaamijkan aan ugu magac darnay “Fahamka Caalamka”, waxa uu si qoto dheer u eegnay taariikh, geopolitics, xadaarad iyo awood — si aan u fahamno waxa maanta dunida ka socda, iyo sida ay si toos ah inoogu saameyneyso Soomaali ahaan

More Technology podcasts

About Abdijaliil Show

I’m Abdijaliil Osman — a podcaster, independent video journalist, and storyteller shaped by conflict, exile, and truth. From the margins of the world to the center of global conversations, I decode power, geopolitics, and history — cutting through propaganda to reveal what really moves nations, empires, and people. On Abdijaliil Show, I don’t just Do podcasts—I Educate and Entertain! I challenge narratives, spotlight untold stories, and sit across from thinkers, leaders, rebels, and visionaries shaping our world. This is a space where: Geopolitics meets lived reality Africa and the Muslim
Podcast website

Listen to Abdijaliil Show, Acquired and many other podcasts from around the world with the radio.net app

Get the free radio.net app

  • Stations and podcasts to bookmark
  • Stream via Wi-Fi or Bluetooth
  • Supports Carplay & Android Auto
  • Many other app features
Social
v8.2.2 | © 2007-2026 radio.de GmbH
Generated: 1/13/2026 - 6:55:18 AM